
Agaasimaha guud ee wasaaradda
Agaasimaha guud ee wasaaradda dib-u-dejinta iyo arrimaha bani,aadannimada Mudane: Mukhtaar cabdi jaamacaOo safar shaqo ku jooga magalda berbera ayaa subaxanimadin saaka kulan la qaaatay Taliyaha ciidanka socdaalka ee gobalka saaxi,l waxana xarunta taliska ku soo dhaweyay taliyaha waxana uu uga waramay sida ay u wada shaqeeyan isago sheegay inay kor usii qadayan wadashaqaynta ay leyihiin.
Intasi kadibna waxa ay kormeer ku tageen xarumaha ay deganyihii dadka Qaxoontiga ah ee …
See more


