Baahin Boos Shaqo oo ku meel Gaadh ah
Hay'adda Qaxoontiga & Barakacayaasha Qaranku Waxay Ogaysiinaysaa Dhammaan in
Muwaadiniinta JSL in uu ka bannaan yahay hal boos shaqo oo ah Turjumaan luqada
Oromada & Amharic.
I. Shuruudaha laga rabo turjumaanka
* In uu yahay Somalilander, Haystana kaadhka muwaadinka (National ID).
* In uu qori karo kuna hadli karo Luugadda Ingiriisida
* In uu ku hadii karo Qorri karo Luuqaddaha Oromada & Amhric-ga
* In uu haysto shahaado Dugsi Sare ug yaraan
In uu leeyahay khibrad shaqo 0o laba sano ah oo turjumaanimo la xidhiidha luqadaha
Oromada & Amhrica.
* Inuu kala yaqaano deegaannada Ethiopia
II. Qaabka loo soo codsanaayo
* Warqad Codsi ah oo ay ku faah-faahsan tahay sababa ad u soo codsatay iyo inaad leedahay agoon la xidhiidha Booskan.
* CV- aan ka badnayn laba Page (2-pages).
Iyadoo laga codsanaayo in ay codsiyadooda ku soo hagaajiyaan [email protected] iyo [email protected]
F: G: - Qabashada Araajidu waxay socon doontaa Muddo 7-Cisho ah oo ka bilaabmaysa
13.07.2024 kuna eeg 19.07.2024 Sacadu markay tahay 12:00Pm,iyadoo wixii faah-faahina aad kala xidhiihi doontaan 063-4464860-063-4241562