
Daawo Muuqaal-ka.Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Daah-furtay Qorshaha 5 Sanno Ee Soosocda...
Hay'ada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha JSL ayaa maanta daahfurtay qorshaha shanta sanno ee soosocda ay Hay'addu ku hawl geli doonto.Xafladan oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa ayaa waxa ka soo qayb galay xubno ka socday golaha Wasiirada Taliyayaasha Ciidamada laanta Socdaalka iyo Xeebaha, Hay'ado caalamiga ah iyo kuwa maxali, agaasimayaal guud iyo marti sharaf kale oo tiro badan.







Halkan kadaawo faahfaahinta warkan oo muuqaal ah.
NDRA NEWS/HARGEISA OFFICE