Daawo Muuqaalka: Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha JSL Oo Furay Shir Lagaga Hadlayo Qorshaha Wada Shaqayneed Ee HQBQ Iyo IOM.

Guddoomiyaha hay'ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Md C/kariim Axmed Maxamed Xinif ayaa furay shir lagaga tashanayo qorshaha sannadkan ay ku wada shaqayn doonaan
Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka
iyo Hay'dda IOM .
Shirkan oo ka qabsoomay hotel Baraar ayaa waxa sidoo kale hadalo kajeediyey masuuliyiin sarsare oo kascoday Ha'adda IOM.