FAAH-FAAHIN: Hay'adda NDRA Oo Lacag Guddoonsiiyey Dhallinyaro Tahriibayaal ah Oo Lagasoo Celiyey Dalka Liibiya.

Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay'adda IOM ayaa 24 dhainyaro ah oo kamida tahriibayaashii laga soo celiyay Dalka Liibiya ku wareejiyay lacag dhan qofkiiba 2000 oo dollar.

Lacagta laguddoonsiiyey dhallinyarada ayaa ujeedada laga lahaa ahayd in kaabis lagu sameeyey dhallinyaradaasi tahriibayaasha ah si ay ugu noqoto faro qabsi ay kubilaaban karaan ganacsi si nafahooda iyo qoyskoodaba ay wax u taraan.



HALKAN HOOSE KADAAWO MUUQAALKA WARKAN.