Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga & Barakacayaasha Qaranka Oo Shir Degdeg ah Layeeshay Shaqaalaha Hay'adda.

Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga & Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta kulan degdeg ah isugu yeedhay maamulka iyo shaqaale weynaha HQBQ.

Kulankaasi oo lagu go'aamiyey in lacag dhan 225 Malyan oo Shilinka Somaliland ah maamulka iyo Shaqaalaha Hay'addu kaga qayb qaataan qaadhaanka loo ururinayo dadka hantidu kaga gubatay Suuqa Waaheen.
Dhaqaalahan ayey Maamulka iyo shaqaalaha HQBQ Islaqaateen in mushaharkooda Bisha April ay kajari doonaan haddii Alle idmo.


Halkan hoose kadaawo muuqaalka warkaasi