Guddoomiyaha HQBQ Iyo Masuuliyiin Wehelinayay Oo Berbera Kuqaabilay Doon Siday Qaxoonti Reer Yemen Ah...

Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jamhuuriyadda Somaliland Md C/kariim Axmed Maxamed iyo masuuliyiin kale oo katirsan hay'addaha amniga JSL iyo Hay'adda UNHCR ayaa kuqaabilay dekedda Berbera doon siddday 177 qoxoonti reer Yemen ah, kuwaasi oo kasoo barakacay colaadaha iyo dagaalada kasocda dalka Yemen.

faahfaahinta warkaasi daawo muuqaalka hoose.