Guddoomiye Kuxigeenka HQBQ Oo Kaqayb gashay Munaasabad 250 Qoys Loogu Qaybinayey Agab Kaladuwan..DAAWO MUUQAALKA.

Guddoomiye kuxigeenka hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Faadumo C/laahi cumar ayaa daahfurtay munaasabad loogu qaybinayey agabka aan cuntada ahayn 250 qoys oo kamid ah dadka barakacayaasha ah ee kunool degmada Balli Mataan ee gobolka maroodijeex.

halkan hoose kadaawo faahfaahinta warkan oo dhamays tiran.