Gudoomiyaha hay'ada qaxoontiga iyo barakacayaasha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga dawlada Ingiriiska

Gudoomiyaha Hay'ada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Mudane C/kariin Axmed Maxamed (XINIF) Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ergayga Dawlada Ingiriiska U Qaabilsan Arimaha Bini'aadanimada Oo Fadhigiisu Yahay Magaalada Nayrobi.

Kulankan oo ay gudoomiyah ku wehelinayeen La taliyayaashiisa arimaha Hay'adaha Ayaa waxa ay kaga wada hadleen sidii ay wax ugala qaban lahaayeen arimaha barakacayaasha dalka ku barakacay shir mudo qaatay waxa ka soo baxay is afgarad