Gudoomiyaha hay'adda Qaxoontiga iyo Baracayaasha oo lacag u qaybiyey qaar ka mida tahriibayaal lagasoo celiyey waddanka Liibiya

Hay'ada Qaxoontiga iyo barakacayaasha oo kaashanaysa hay'ada IOM Ayaa waxa ay lacag gudoonsiiyeen sagaal iyo toban dhalinyara oo ka mida dhalinyartii Tahriibtay ee laga soo celiyey wadanka liibiya.

xafladan oo si heersare ah loosoo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay gudoomiyaha hay'ada qaxoontiga iyo barakacayaasha oo ay weheliyaa agaasimaha waaxda soo noqdayaasha ee hay'ada qaxoontiga.