
Gudoomiye ku xigeenka hay'ada qaxoontiga iyo barakacayasha qaranka ayaa maanta ku wareejisay afartan kun oo doolar boqol qoys
Gudoomiye ku xigeenka hay'ada qaxoontiga iyo barakacayasha qaranka marwo faadumo C/laahi cumar ayaa maanta ku wareejisay afartan kun oo doolar boqol qoys oo ka mida barakacayaasha kaamka malawle ee magaalada hargeysa
deeqdan lacagta ah oo ay bixisay hay'ada sos ayaa waxa ay ugu talo gashay inay fursado ganacsi ugu abuurto qoysaska barakacayaasha dalka