Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kormeer Qiimayn Ah Kabilowday Kaamamka Dadka Barakacayaasha Ah..


Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayasha Qaranka (HQBQ) oo ah hay'adda u xil saaran kawar-haynta dadka barakacayaasha ah waxa ay kormeer kawadaa iyada oo kaashanaysa Hay'adda REACH kaamamka ay kunoolyihiin dadka barakacayaasha ahiyada oo ujeedadu tahay sidii loo ogaan lahaa xaaladda nololeed ee dadka Barakacayasha ah oo iyagu ah bulshada kuwa ugu nugul.