
Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barkacayaasha Somaliland Oo Dalka Kadhoofisay Dad Muhaajiriin Ah..sii akhri
Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa hay'adda socdaalka adduunka ee #IOM ayaa waxa ay maanta dalka kadhoofisay 33 qof oo muhaajiriin #Ethiopian ah ah kuwaasi oo si iskood ah udalbaday in lagu celiyo dalkooda hooyo.





muhaajiriintan oo dalka kusugnaa muddo aad u dheer ayaa maanta laga dhoofiyey gegida diyaaradaha Egal International Airport ee magaalada Hargeisa.