Hay’adda qoxoontiga iyo barakacayaasha oo agab kala duwan u qaybisay dad tahriibayaal ah

Hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranku waxay Toddobaadkan u qaybisay Agabka aan cuntada ahyn (NFI) muhaajiriin tiradoodu ahayd 31 muhaajiriinoo ka diwaangashan qaybta socotada (Tahriibta) ee MRC. Agabkaasi oo ka koobnaa Bustayaal,Marakaneeco,Jirikaano, Saabuunta dharka iyo Bacaha guryaha lasaaro, waxa sidoo kale dhamaan muhaajiriintaasi laga wacyigelyey aafada tahriibta.