
Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Tababar Ufurtay Shaqaalaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barkacayaasha Qaranka.
Hay'adda Shaqaalaha dawladda JSL ayaa tababar socon doona muddo laba cisho ah ufurtay shaqaalaha hay'adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka, tababarka oo lagu baran doono muddada u socoda sida ugu wanaagsan ee looqiimayn karo shaqada iyo shaqaalaha.
halkan hoose kadaawo muuqaalka warkan oo faahfaahsan.