HQBQ & Asal Development oo kaadhadhaka Raashinka u Qaybiyay Barkacayaasha Qalax

Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Iyo Hay'adda wadaniga ah ee Asal Development Organization, ayaa si wada jir ah
ugu Qaybiyey Kaadhadhka Raashinka Kaamka Baracaka ee Qalax, 500 Qoys taasi oo ay hore uwada  diwaan geliyeen labada xafiis.