
MUUQAAL: Guddoomiyaha Hay'adda NDRA Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Madaxa Hay'adda IOM Ee Bariga Afrika.
Guddoomiyaha Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa xafiiskiisa kuqaabilay madaxa bariga afrika ee Hay'adda #IOM.Guddoomiyaha iyo weftiga kasocday hay'adda Socdaalka uqaabilsan qaramada midoobay ee IOM ayaa waxa uu daarnaa sidii loo dardargelin lahaa xidhiidhka wada shaqayneed ee labada hay'adood.
Halka hoose kadaawo muuqaalka warkaasi