MUUQAAL: Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Iyo Ha'adda NADFOR Oo 300 Qoys Kuwareejiyey Taangiyo Iyo Solarka Laydhka Laga Dhaliyo
Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Hay'adda Kaydka Raashinka iyo Kahortagga Masiibooyinka ayaa maanta 300 Qoys oo kunool kaamka barakacayaasha MAXAMED MOOGE u qaybiyey taangiyo biyood iyo SOLAR ka laydhka laga dhaliyo.