
SAWIRRO: Hay'adda Qaxoontiga iyo Barajacayaasha Qaybteeda Qaabilsan Muhaajiriinta Oo Agab Uqaybisay Dada Muhaajiriin Ah
Hay'adda Qaxoontiga iyo Barajacayaasha Qaranka qaybteeda muhaajiriinta ee MRC ayaa u qaybisay muhaajiriin tiradoodu dhan tahay 85 qof agabka looyaqaan Non Food Items(NFI) ama agabka aan cuntada ahayn.Agabkaas oo kooban Bustayaal Jirikaamo, Baco iyo marakaneecooyin.

