SAWIRRO: Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barkacayaasha Qaranka Oo Berberka Kuqaabishay Doon Sidday 177 Qof Oo Kasoo Barakacay Dagaalada Yemen Kasocda.


Dadkan qoxoontiga ah ee kasoo barakacay dalka Yemen oo ay halakeeyey dagaalo ayaa waxa dekedda magaalada Berbera kuqaabilay wefti kasocda hay'adda qaxoontiga iyo barkacayaasha JSL oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay'adda Md C.kariin Axmed Maxamed, iyo masuuliyiin kale oo kasocday waaxda qoxoontiga ee isla hay'adda, masuuliyiin kasocday waaxaha aminga qaabilsan ee JSL, iyo masuuliyiin kale oo kasocda hay'adda qaxoontiga adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo looyaqaan UNHCR.





NDRA/NEWS
HARGEYSA OFFICE.