
Shaqaale kamid ah hay'adda NDRA waxa ay kormeer kutageen goobaha waxbarashada dadban
Taariikhdu marka ay ahayd 19/11/ 2020 shaqaale kamid ah hay'adda NDRA gaar ahaan xafiiska IDPska waxa ay kormeer kutageen goobaha waxbarashada dadban ee danyarta kunool kaamka state-house-ka ee magaalada Hargeysa iyaga oo soo eegay habka waxbarashadu uga socoto kaamka.
Ardaydan waxbrashadu u socoto oo dhan 320 arday ayaa barta xirfado kala duwan sida Dawaarka, Xinnaha, luuqadaha iyo xisaabta.