Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dib-u-dejinta....




Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dib-u-dejinta iyo arrimaha bani'aadanimada JSL, Md: Cabdiraxmaan shidde Bille oo uu weheliyo Xildhibaan Maxamud sh ibraahim iyo Masuuliyn kale Ayaa Manta kormeer ku tagay dhismaha Wadada isku xidhka Magalada Borama iyo dharwanaaje ee dawlad deeganka Somalida itoobiya.